Kooxo hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Dabley hubeysan ayaa la sheegay iney labo qof dil iyo dhaawac ugu geysteen agagaarka xarunta Jaamacadda SIMAD ee magaalada Muqdisho. Labada qof ee dilka iyo dhaawaca loo geystay oo wada socday ayaa la sheegay iney kala yihiin nin oday ah iyo qof la socday. Goob joogayaal ayaa sheegaya in ragga dilka geystay oo bastoolado ku … Continue reading Kooxo hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya